Madaxweynaha Waxaan Leeyahay Ibraahim Caydiidna Soo Xidh Labadooba Maxkamad Saar"Boqor Iiman Warsame

22,654
0
Published 2024-06-21
#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV

KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

All Comments (21)
  • @suberh8985
    Waar yuu caayay. Bal waakaase na dheh waxaa iyo waxaas ayuu ku caytamay
  • Waxaad mujaahid u taqaana kii askariga maydkiisa madaxn iskaga taagay Gacan libaax
  • SABAB IBRHIM WAA NIN JIRA ALLE KARAAMEEYEY TUUGTA HOOSTTA KU HAYSO SOO XIDH
  • @suberh8985
    Waayeelku hadduu ab-guuro, Hadduu odaygeedu waasho, Hadduu la anbado xilkiisa, Hadduu runta aamusiiyo, Hadduu kolba eed xanbaarto, Asuulkiyo xeerka soohan, Hadduu marba oof-daloosho, Hadduu laba-eef caddaysto, Iimaanka hadduu xaraasho, Hadduu wacadkiisa iibsho, Araadi hadduu ku doono, Ilaahay ka yaabi waayo, Hadduu kolba iin caddaysto, Hadduu umal saaqa yeesho, Sidii abris qooqan guuxo, Hadduu sida awr xunbeeyo, Hadduu abur xoor leh saydho, Hadduu ilko jiira yeesho, Hadduu noqdo aadun huursan, Abeesada meel la daaqo, Aqoonta qofkii ku dhaama, Hadduu asaraar ku beensho, Dhirtuba kala ayni weeye, Hadduu Garan-waa abuuro, Hadduu kala geeyo uunka, Hadduu marba qayb la ooyo, Hadduu marba iil banneeyo, Hadduu yahay uur-ka-gaal, Wanaagga ku aabi badan; Aleelo hadduu ku waasho, Islaan iyo foox karaarsan, Agtooda hadduu fadhiisto, Ijaabo ka baadi-doono, Ibliiska hadduu la showro, Hadduu marba ood ka boodo, Ishaaro xun baa qarsoon Maansada Awaal tiris ee Hadraawi
  • @cumarcali5512
    SHOW TAAGEERAYAASHA WADANI WAX FAYOW OO ISLA YAABAABA KUMA JIRAAN TOLOW MA DAD SIXRANBAA ANIGU YAABAYE?
  • @xaroguled3126
    Hhhhhhh wale Ibrahim caydiid wuu cilay tukti wadanka wax ushir qolaysay ee somaliland burburinayey walahi ibrahin caydid wuu cilay daba dhilif ka
  • Boqorku wuu khaldanyahay ibraahin dee madaxwaynaha hooyadii muu caayine ay cumar dool wuxuu caayey madaxwaynaha hooyadii xaguu u simayaa labadan nin
  • Waaryaa shiish wanaag magan baad ku joogtaa ee hanoqon magan edeb daran
  • Wa qlad hdalkasi😊😅😮😢ee MUUSE WA MUJAHID EE HNOOLLADO❤❤❤
  • @hkayir916
    Boqor iiman waa run sheeg 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
  • Soo sheeg cayda ibrahim caydid shakhsi cayga ah ibrahim waa nin qaranka difaaca cidnama caayo qarandumisja ayuu farta ku fiiqaa
  • Prof samatar ayaa laga hayaa warbaahinta hadaad dhagaysato waad ooyidoonta qudhunka iyo duliga ka socda !!!!!!!!!! maantaan oyayaa anigu from saylac ahey ah !!!!!! war issaqu ma waxanaa sidani u liita ??????? ahay ah ...
  • Waa lax de isag waan xidaya runta waa na casa doqn kani 😅😅😅
  • Too bad soo sad. Waar wixii mutaystaa la xidhi iska hadloow.
  • @HalumIbrahim
    Comentiga intaa leeg ee boqol kor udhafaya qof qof dhaama kuma jiro acuudu bilaah waar ilaahay ka xishooda oo wax iskula hadha oo ilaahay ka baqa
  • @fadhiaaar213
    Adna ma ii raaci baad tahay yaa ku soo diray orod shaqa kala raadso 🎉🎉🎉🎉 cadowga Somaalilaand ha dhaco.