Fatxiya Cabsiiye Oo Marka Kale La Fashilay😭🤣🤣

Published 2024-01-24

All Comments (21)
  • @hana8824
    😂😂😂 reer waqooyiga dumarkoodu waaka loyal sanyihiin somalida kale
  • @user-fb7or3ej2g
    Dumar Somaliyed, markii ay qurbaha yimaadeen ee ay guri dawladeed iyo cashuur jiifka ku jaqdo, niicda ha hayaan. naa wax barta oo shaqaysta oo aakhiradiina u tudha.
  • @qadroyusuf9247
    Dhag hawdhigin akhas farxiyaay qaraar baa haya america ayaan usoo socdaa Insha.allah wan kusoo raadin doona ajnabigan rabaa qoyan foqol qoyan
  • @amalismail7772
    Dulayste iyo Qoyan si fiican baa loo matalay 😂😂😂
  • This is unbelievably sad! Where are these women getting the time to debate ? Social media era 🤦🏽‍♀️
  • @Naagnool124
    Alla maxaa qoyan meesha isugu timid akhas caleeg xittaa hadalka kala sugimaayaan oo wax macno leh is weydaarsan maayaan. Aheey qoyan!!
  • @Aliinaliiban1780
    😂😂😂 nagahan waa kuwii dulaystuhu sigaarka ku baqtiin jiray hala yaabina 😂😂 Kulaha Wan dawarsanaya Dawarsi iyo xaar qashmuun waxan ahyn soo Gordhin mayaan 😮 Yuhuuda afartan Sano tih ku jiran 😅 Deedna intaasi waa dhinteen Kuwa kale ayaa la gu so dajiyay diinta Kuwan ilaa malintii dhashen ilaa Manta ayaa la garhayay hala yabina nagaha yurub ku dawarsanaya 😮😂
  • @nimomohamed4559
    Akhas qoyan waxay iska dhadhicisa dulayste kkkk xita nafteday liida ish qoyan Han yar
  • @sudajibril7117
    Alla yaa qol igu xeereya kuwan iyaago dad ah ayan soo ceelin laha 😂😂😂😂
  • @nabaadlove6019
    😂😂 this is hilariously, you guys are another level, wallah you’re full of humour, I love you guys 😂😂😂 Muraayad ayaad. U noqoteen duleyste lol
  • @Sadgirl12386
    Alla maxa qoyan meesha iskugu timid bilaa shaqo ah uf naagahan loo doodayo ee sas u hdlya ka wrn qoyan intas dulayste bay kabaha u sidaa
  • @nimonimco3063
    Ma Ruwayad bay jilayaan mise Maraanimaday iyo asasaqa ayey u dhasheen kuwani.😃
  • @khadarhassan4366
    😂😂😂 wlhi waa qoslay Yaan la wareerin waa Gabdho Iska dhigaya duleyste hadaladoodi ayay ku hadlayaan sidi farxiya cabsiiye ayay u hadlayaan si indirect ah ayay udareensiinayan fikirada dulesytaha lkn daqiiqadaha hore kuwa hadlayay waa qoyan Aan biyo Is Marin😂
  • @amnadini1645
    Subhan Allah when its amazing how ignorant people talk, no manners in conversation, they are hating it because it was presented by women. How can you label a person as kafer ? Who gave our people the privilege to decide who is Muslim who is not just because they didn't witness means its not true?? The first thing said in Quran was to read and learn . Fathyia made it easy for you she is teaching you to liberate you to have better family and become the best version of yourself. People read and Educate yourself
  • @nimosuleiman
    Runtu waa fanto ban maqli jiray fatxiya please hanaga amusin wad kaga ohisay duleystay