" Miyaad aragteen Muuse oo ka hadlaya 25 August wixii dhacay & saraakiisha xidhan " Xoghaye Cadaani

9,013
0
Published 2024-06-15
#SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV

Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.

Find us on Facebook: www.facebook.com/saabtv
Follow us on Twitter : twitter.com/tvsaab
Follow us on Tiktok: www.tiktok.com/@saabtv
Check our website : www.saabtv.com/

All Comments (21)
  • @salehelmi3927
    ๐Ÿ˜Ž๐Ÿ˜Ž๐Ÿ˜Ž Waddani = New Somaliland โœŒโœŒโœŒ
  • Muu sow ciidanka fasax muusow ciidanka fasax muusow ciidanka fasax ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚โคโค๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
  • Ilaahay ha ina dhaafiyo muuse ninka ka doonaya inuu shacabka mideeyo habeen muu jirin qaaxo ayuu sidan ahaa aniga waala iiga waramoo intuu dhex yimid jabhadii snm ayuu kala qaybiyay maantana dalkii iyo dadkii qaarbuu cadowga gudaha ku sheegay qaarna uu xidhay qaarna uurkuu ku hayaa qaarna waakaa diidan inuu janaaso ku tukado
  • @user-xs1qw4vl3f
    Cadaani haloooo burco Halooooo burco haloooo burco Waxdanbe laguu dhiibanmaayo Cadaani sakhraan buus oo ban
  • Qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaaranka ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
  • @user-qr4cf4np9j
    Ninkani waa ooyaha labaad ee Somaliland.kulmiye goolwada AYUU ah iminkana waa wadani
  • @cabdikariin718
    ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚may maanu arag 25 kii wixii dhacay
  • @guuleedabdi3329
    25august Waxa Dhacay , Caruuraha Yaryar aya Og Hadaydan Ogeyn Iska Seexda.
  • Ismadhaanto iyo dhasheedi hadaad bedeshan muuse iyo hadikalaba waxba iskama bedelayaan carabtu maxaay tidhahda ximmar roox ximmar agee siddaasad kadhigantihin
  • @user-bk3ue3fr7z
    Wax kale ma yaqaanaan aan ka ahayn 25 ka August. Haddana waxay keeneen janaasad kuumuu tukun waar wax naf leh ku hadla ama iska aamusa. Illaahay kuwan ha qabto ummadda Guul muuse bixi Guul somaliland
  • Siyaasad waddani=qabyaalad iyo been Saab tv =qabyaalad tv ๐Ÿ˜„
  • @Aliyahmohmet
    Adigu maxaad ka hadleysaa horta taada u till oo ka hadal xishood tukale intaadan arkin